Quantcast
Channel: Welcome to 1nationradio.com » Sports
Browsing all 10 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawiro kooxda Chelsea ee istanbul uduushay

Kooxda Chelsea ee u duushay Istanbal: Petr Cech, Mark Schwarzer, Henrique Hilario; John Terry, Gary Cahill, David Luiz, Ashley Cole, Cesar Azpilicueta, Branislav Ivanovic, Tomas Kalas; Nathan Ake,...

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gabar somaaliyeed oo beri si toos ah ciyaaro afka soomaaliga ugu tabin doonta

Khamiis,05-Maarso-2014,Bosaso(1NR)–waxaa magaalada Bosaso ee Xarun ganacsiga Puntland lagu soo gaba gabayn doonaa koob ay ku tartamayen 20 koxood oo ka tirsan kooxaha heerka labaad ee gobaka. koobkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Koobkii wacyi galinta nabada oo maanta bosaso lagu soo gaba gabeeyey

Jimce,07-Maarso-2014,Bosaso(1NR)–Waxaa maanta magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga puntland lagu soo gaba gabeeyey koobkii Nabada oo ay ku tartamayeen 20 kooxood oo ka tirsan kooxaha heerka labaad ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Natiijoojinkii Horyaalka EPLka kulamdii shalay laca yaaray iyo halka uu...

Axad,09-Maarso-2014,EPL(1NR)–Kooxda Chelsea ayaa sii wadanaysa hogaaminka horyaalka Premier League England dhinaca dhibcaha kadib markii ay hal iyo eber kaga badisay kooxda Everton. Waxay ahayd cayaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhagayso) Agaasime Tigaana oo si kulu u weeraray Xiriirika kubada Cagta...

Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada iyo Shaqaalaha,Dhalinyada iyo Isboortiska Puntland Axmed Cabdalla Tigaana Axad,09Maarso-2014,Garowe(1NR)—Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo ku durdurisay Tottenharm hogaanka horaalkana labo dhibcod oo...

Liverpool oo u dabaal dagaysay goolashii ay ka dhalieen Tottenharm Marso 30, EPL, Maarso 30,(1NR)--waxaa iminka soo dhamaatay ciyaartii u dhexeysay labada kooxood ee Liverpool iyo Tottenham Hosper...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea Football Club is delighted to announce John Terry has signed a...

Speaking after completing his new deal, Terry said: ‘I’m delighted to have signed an extension to my contract with Chelsea taking me into my 20th year with the club CHELSEA, (1NR) – The most...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar lagu maamusayey maalin ciidul adxa oo lagu qabtey garonka weyn ee...

waxa manta  garonka  kubada cagta bosaso ee bandar qaasim Ciyar saxibtinimo oo lagu xusayey munasabada maalinta ciida  Waxaa ka soo qeyb galay ciyaarta dad weyne aad u fara badan iyo masuuliyiin ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

naadiga 1 nation radio oo kubadisey sadax iyo hal (daawo_sawirada)

ciyar saxibtanimo oo dhexmartay, Beeraha vs 1 Nation radio ciyaartaas oo 3-1 ay guushii ku raacday kooxda 1Nation radio     

View Article


Koobka degmooyinka gobolka bari oo isku aad kiisa lagu dhawaaqay

Koobka Degmooyinka Gobolka Bari oo lagu dhawaaqay isku aad kiisa Taariikhda: 03-11-14 Waxa koobka ka Qayb gelaya lix Degmo oo Sadex waliba ay isku guruub tahay Hadaba isku aad ka oo dhamaystiran ayaa u...

View Article
Browsing all 10 articles
Browse latest View live




Latest Images